Thursday, January 18th, 2018
.

Wararkii Ugu Danbeeyey: Sidee Caalamul Islaamka Loogu Mashquuliyey mashruuca ARGAGIXISO kadibna loogu soo jeestay inta ka dhiman Diinta Islaamka?

Wararkii Ugu Danbeeyey: Sidee Caalamul Islaamka Loogu Mashquuliyey mashruuca ARGAGIXISO kadibna loogu soo jeestay inta ka dhiman Diinta Islaamka?

Kadib markii Mareykanku ka soo jeestay burburinta caasimadda ISIS ee ‘Raqqa’ ayaa uu ku dhawaaqay in Caasimadda Israa’iil laga dhigo Qudus, tani oo keenaysa shaki weyn oo ah in ururada argagixisadu yihiin  mashruuc Ameerikaan ah oo aad u soo jiita malaayiin Jihaad-doon ah oo daacad ay ka tahay dhimashada si loo yareeyo damiirka ama caqiidada dhabta ah iyo saameynta wadciga jihaadka ee qeybta ka ah diinta Islaamka.!!!

HOOS RIIX KA DAAWO MUUQAALKA WARARKII UGU DAMBEEYAY EE DUNIDA ISLAAMKA:

.

Readers Comments (0)



wararkii hore

Turkey iyo Sudan Oo kala saxiixday 12 heshiis Oo Horumarin, Millatery, Dalxiis iyo Matxafyo Furasho ah..

December 30, 2017
Bishaan ayey Turkey iyo Sudan kala saxiixdeen 12 heshiis oo uu ka mid ahaa in Jazeerada SAWAAKIN ee ...

DAAWO HEESTA SANADKA 2018: Hobyo iyo Cadaadey ka timid waana la Hubaaye HEES CUSUB

December 30, 2017
Waxaa hees cusub soo saaray fanaanka reer Jabuuti ee Cawaale Aadan, heestani ayaa si aad ah looga xiiseynayaa ...

DEG DEG:Taliyaha Ciidanka XDS Oo 40 askari U taxaabay Xabsiga Dhexe

December 30, 2017
Iyadoo ay weli Muqdisho laga hadal hayo weerarka lagu qaaday guriga senator-ka Cabdi Qeybdiid ayaa waxaa soo ifbaxaya ...