Wednesday, November 22nd, 2017
.

WARBIXIN:Kumanaan Dagaalyahannada Daacish Oo Ku Soo Wajahan Soomaaliya

Wargeyska WELT oo wareysi la yeeshay xiriiriyaha Midowga Europe ee La-dagaalanka Argagixisadda Gilles de Kerchove ayaa sheegay inay qaar ka mid ah Dagaalamayaasha Daacish ee ka soo firxaday dagaalladda dalalka Suuriya iyo Ciraaq in laga yaabo inay u soo dhaqaaqeen Deegaanadda kale ee ay Kooxaha Islaamiyiinta ka dagaalamaan.

De Kerchove ayaa cadeeyay in kadib Suuriya oo lagu jebinayo Daacish ay sababeyso in qolyo badan oo dagaalyahanno ah ay naf ka raadiyaan dhibaatooyinka dalalkooda ka jira.

Gilles de Kerchove waxa uu tilmaamay in guul-darradda Daacish ku lumiyeen xuduudahoodii soo af-jari doonin Cabsida laga qabo falalka Argagixisada ee Kooxda Daacish.

Waxaana uu sii sharaxay in ay hadda dagaalyahannadu galayaan wadamada Soomaaliya iyo Yemen.

.

Readers Comments (0)



wararkii hore

AKHRISO:Taariikh Nololeedka Muuse Biixi Cabdi (Madaxweynaha-La-Doortay) ee Somaliland

November 21, 2017
Muuse Biixi Cabdi madaxweynaha la doortay ee Somaliland waxa uu ku dhashay tuulo yar oo ku taal galbeedka ...

WAR DEG DEG AH:Natiijada Doorashooyinka Soomaaliland oo la shaaciyay

November 21, 2017
Guddiga Doorashooyinka Somaliland ayaa ku dhawaaqay natiijada doorashadii Somaliland ka dhacday 13-kii November ee sanadkan 2017. Guddiga waxa ...

Maxaa ay Isku Afgarteen M/weyne Farmaajo iyo Sh. Maxamed Bin Zayed?

November 21, 2017
M/weyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Dhaxal Sugaha ismaamulka Abu-Dubai, ahna ku xigeenka taliyaha guud ee ciidamada qalabka sida ...