Wednesday, November 22nd, 2017
.

LA OGAADAY:Sababta Fanaanka ISKALAAJI uu Hees ula Soo Qaado Gabadh Walba Oo Fanka Ku Soo Caan Baxdo

Fanaanka ISKALAAJI ayaa u xuubsiibtay in uu noqdo fanaan cajiib ah kadib markii uu fanaaniinta gabdhaha oo dhan ka codsaday in uu mid walba mar uun hees la qaado.

Sababta ugu weyn ayaa ah Iskalaaji oo fanaaniinta ugu faana Hoteel aad u weyn oo uu isagu mas’uul ka yahay halkaasi oo fanka Soomaalida lagu qabto dalka Mareykanka.

RIIX HALKA HOOSE KA DAAWO

 

.

Readers Comments (0)



wararkii hore

AKHRISO:Taariikh Nololeedka Muuse Biixi Cabdi (Madaxweynaha-La-Doortay) ee Somaliland

November 21, 2017
Muuse Biixi Cabdi madaxweynaha la doortay ee Somaliland waxa uu ku dhashay tuulo yar oo ku taal galbeedka ...

WAR DEG DEG AH:Natiijada Doorashooyinka Soomaaliland oo la shaaciyay

November 21, 2017
Guddiga Doorashooyinka Somaliland ayaa ku dhawaaqay natiijada doorashadii Somaliland ka dhacday 13-kii November ee sanadkan 2017. Guddiga waxa ...

Maxaa ay Isku Afgarteen M/weyne Farmaajo iyo Sh. Maxamed Bin Zayed?

November 21, 2017
M/weyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Dhaxal Sugaha ismaamulka Abu-Dubai, ahna ku xigeenka taliyaha guud ee ciidamada qalabka sida ...