Wednesday, November 22nd, 2017
.

DHAGEYSO:Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada Puntland oo Xilka laga Qaaday, Qalbi-Dhagax Oo uu ka hadlay Darteed

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland ahna ku simaha Madaxweynaha Eng. Cadixakiin Xaaji Cabdullahi Cumar Camey ayaa xeer Lr-19 September 13 2017, xilka kaga qaaday Wasiirru Dawlihii Madaxtooyada ee Xiriirka Gobolada Puntland. Wasiirkani ayaa xilka laga xayuubiyey kadib markii uu ka hadlay arrinta maalmahan la hadal hayo ee Qalbi-Dhagax iyo mowqifka Puntland kaga aadan.

Bashiir Cabdiraxmaan Xaaji Gurxan ayaa isagoo ku sugan Muqdisho Sheegay in uusan Jirin Wax Xaqiijinaya in Xilkii laga Qaaday iyo cid la soo xiriirtay Midna.

Bashiir Cabdiraxmaan Xaaji Gurxan Ayaa sheegay in uu Taageeray Go’aankii Dowladda Soomaaliya ay sargaalka ONLF ugu dhiibtay Dowladda itoobiya, taasi oo uu sheegay iney dan ugu jirto Shacabka Soomaaliyeed,

Waa Masuulkii ugu Horeeyay ee Taageera Go’aanka Dowladda Soomaaliya oo Xilkiisa ku waaya Taageerada Dhiibista Qalbi-Dhagax ee Soomaaliya ay ku wareejisay Dalka Itoobiya

.

Readers Comments (0)



wararkii hore

AKHRISO:Taariikh Nololeedka Muuse Biixi Cabdi (Madaxweynaha-La-Doortay) ee Somaliland

November 21, 2017
Muuse Biixi Cabdi madaxweynaha la doortay ee Somaliland waxa uu ku dhashay tuulo yar oo ku taal galbeedka ...

WAR DEG DEG AH:Natiijada Doorashooyinka Soomaaliland oo la shaaciyay

November 21, 2017
Guddiga Doorashooyinka Somaliland ayaa ku dhawaaqay natiijada doorashadii Somaliland ka dhacday 13-kii November ee sanadkan 2017. Guddiga waxa ...

Maxaa ay Isku Afgarteen M/weyne Farmaajo iyo Sh. Maxamed Bin Zayed?

November 21, 2017
M/weyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Dhaxal Sugaha ismaamulka Abu-Dubai, ahna ku xigeenka taliyaha guud ee ciidamada qalabka sida ...