Thursday, September 21st, 2017
.

DHAGEYSO:M/Weyne Shariif Xasan Sheekh Aadan Oo Kulan la Qaatay Safiirka Soomaaliya u fadhiya Boqortooyada Ingiriiska

Wefdi uu hogaaminayo Safiirka dowladda Ingiriiska u fadhiya dalka Soomaaliya Ambassador David Concar ayaa gaaray magaalada Baydhabo oo ah xarunta ku meel gaarka ah ee dowladda Koonfur Galbeed.

Garoonka Diyaaradaha Magaalada Baydhabo waxaa ku soo dhaweeyay masuuliyiin uu ka mid aha Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan.

Markii uu kulanka soo gaba gaboobay ayaa waxaa Saxaafada uga warbixiyay waxyaabihii looga hadlay Afhayeenka Madaxtooyada Koonfur Galbeed Nuuradiin Yuusuf Abuukar Gacma.

Ambassador David Concar

Shabakada Wardaye Online Nagala soo xiriir: Xafiiska Muqdisho, Email: Interpaj24@gmail.com
.

Readers Comments (0)



wararkii hore

DHAGEYSO:Madaxda Gobolka Banaadir Oo ka hadashay Qaraxyada ka dhaca gobolka Banaadir

September 20, 2017
Afhayeenka Maamulka gobolka Banaadir Cabdi fitaax Cumar Xalane oo kulanka faah faahin ka bixiyay ayaa sheegay in la ...

Maxkamad ku taalla Wadanka Holland oo Xukuntay Weriyaha Ruug-Cadaaga Daahir Calasow (AKHRI YAABKA)

September 20, 2017
Daahir Calasow oo ah Soomaali deggan dalka Holland ahna shakhsi inta badan dhaliya muran iyo dood (controversial person), ...

DHAGEYSO:Al-Shabaab Oo Kordhiyey Dilalka qorsheysan Iyo Mas’uuliyiin ay Saaka ku dileen Boondheere.

September 20, 2017
Sidoo kale waxa ay xaqiijisay in qaraxas uu ku geeriyooday Abuu Shiine oo watay xiligaas iyo dhaawaca qof ...