Thursday, September 21st, 2017
.

DHAGEYSO:Muqtaar Roobow Oo Looga Baqay Sirdoonka Itoobiya ee Xamar Jooga

Warar hoose oo inaga soo gaaray magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in Sheekh Mukhtaar Roobow Mansuur loo wareejinayo dhanka maamulka Koonfur Galbeed. Waxaa jira warar hoose oo aysan saxaafaddu helin balse ku saabsan in sirdoonka Itoobiya ay qaataan Muqtaar si halkaasi uu uga sheego sir badan oo Al-Shabaab ku saabsan, walow dowladda Koonfur Galbeed ay gaashaanka ku dhufatay arrintaasi.

Aadan Cali Aadan gudoomiye ku xigeenka Koowaad ee amniga iyo Siyaasada Magaalada Baydhabo ayaa sheegay in Muqtaar Roobow Saacadaha soo socda tegayo Magaalada Baydhabo.

Wasiirka Gaashandhiga Soomaaliya Cabdirashiid Cabdullahi Maxamed ayaa shalay gaaray Magaalada Baydhabo waxaana haatan Baydhabo ka socda Xaflad loogu diyaar garoobayo soo dhaweynta Muqtaar rooboow oo la filayo n uu halkaas gaaro Maanta.

 

Shabakada Wardaye Online Nagala soo xiriir: Xafiiska Muqdisho, Email: Interpaj24@gmail.com
.

Readers Comments (0)



wararkii hore

DHAGEYSO:Madaxda Gobolka Banaadir Oo ka hadashay Qaraxyada ka dhaca gobolka Banaadir

September 20, 2017
Afhayeenka Maamulka gobolka Banaadir Cabdi fitaax Cumar Xalane oo kulanka faah faahin ka bixiyay ayaa sheegay in la ...

Maxkamad ku taalla Wadanka Holland oo Xukuntay Weriyaha Ruug-Cadaaga Daahir Calasow (AKHRI YAABKA)

September 20, 2017
Daahir Calasow oo ah Soomaali deggan dalka Holland ahna shakhsi inta badan dhaliya muran iyo dood (controversial person), ...

DHAGEYSO:Al-Shabaab Oo Kordhiyey Dilalka qorsheysan Iyo Mas’uuliyiin ay Saaka ku dileen Boondheere.

September 20, 2017
Sidoo kale waxa ay xaqiijisay in qaraxas uu ku geeriyooday Abuu Shiine oo watay xiligaas iyo dhaawaca qof ...