Wednesday, November 22nd, 2017
.

DHAGEYSO:Dowladda Puntland oo War Cad ka Soo Saartay Dhiibista Qalbi-Dhagax

Dowladda Puntland ayaa war ka soo saartay xaaladihii ugu dambeeyay iyo in ay dowladda federaalku ku saxan tahay qaabka loo dhiibay C/kariin Qalbi Dhagax.

Madaxda Puntland waxa kale oo ay sheegeen in madaxda dowladda dhexe uu waajibaad ka saaran yahay ilaalinta dastuurka dalka iyo heshiisyada dalalka deriska nala ah iyo wadammada caalamka oo dhan.

RIIX HALKA HOOSE KA DHAGEYSO

.

Readers Comments (0)



wararkii hore

AKHRISO:Taariikh Nololeedka Muuse Biixi Cabdi (Madaxweynaha-La-Doortay) ee Somaliland

November 21, 2017
Muuse Biixi Cabdi madaxweynaha la doortay ee Somaliland waxa uu ku dhashay tuulo yar oo ku taal galbeedka ...

WAR DEG DEG AH:Natiijada Doorashooyinka Soomaaliland oo la shaaciyay

November 21, 2017
Guddiga Doorashooyinka Somaliland ayaa ku dhawaaqay natiijada doorashadii Somaliland ka dhacday 13-kii November ee sanadkan 2017. Guddiga waxa ...

Maxaa ay Isku Afgarteen M/weyne Farmaajo iyo Sh. Maxamed Bin Zayed?

November 21, 2017
M/weyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Dhaxal Sugaha ismaamulka Abu-Dubai, ahna ku xigeenka taliyaha guud ee ciidamada qalabka sida ...