Wednesday, November 22nd, 2017
.

DAAWO:Nasteexo Indho oo raali galisay Laki Xaaji Waceys Iyo Laki Oo Tiri:”Maxaa Markii hore Saan Kuu Diiday?”

Warar dhanka fanaaniinta naga soo gaaraya ayaa sheegaya in fanaanada Nasteexo indho ay raali galisay Laki Wacays waxaana la sheegay in la isku qabsaday xaflado Ingiriiska ka dhacayey oo Nasteexo iyo Waceys ku dirireen,

sidoo kale waxaa lagu murmay ruwaayadii qooto qooto ay Laki aad uga carootay..balse Nasteexo Indho ayaa la soo sheegayaa in ay madaxa ka dhunkatay Laki iyadoo raaligelineysa,

RIIX HALKA HOOSE KA DAAWO MUUQAAL

.

Readers Comments (0)



wararkii hore

AKHRISO:Taariikh Nololeedka Muuse Biixi Cabdi (Madaxweynaha-La-Doortay) ee Somaliland

November 21, 2017
Muuse Biixi Cabdi madaxweynaha la doortay ee Somaliland waxa uu ku dhashay tuulo yar oo ku taal galbeedka ...

WAR DEG DEG AH:Natiijada Doorashooyinka Soomaaliland oo la shaaciyay

November 21, 2017
Guddiga Doorashooyinka Somaliland ayaa ku dhawaaqay natiijada doorashadii Somaliland ka dhacday 13-kii November ee sanadkan 2017. Guddiga waxa ...

Maxaa ay Isku Afgarteen M/weyne Farmaajo iyo Sh. Maxamed Bin Zayed?

November 21, 2017
M/weyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Dhaxal Sugaha ismaamulka Abu-Dubai, ahna ku xigeenka taliyaha guud ee ciidamada qalabka sida ...