Wednesday, November 22nd, 2017
.

DAAWO:Kooxda Waaberi Oo Qaaday Koobkii Ciyaaraha Final-ka ee Gobolka Banaadir

Tartanka Kubadda cagta ee degmooyinka ayaa caawa ka dhacay Koonis Staadio waxaana koobka qaaday Degmada Waaberi, kadib Kooxda Hodan looga badiyey 3-1.

Ciyaartoyda degmada Waaberi ayaa qeybtii hore ee ciyaarta la soo baxay dar dar, waxaana ay labaatankii daqiiqo ee u horeysay ay dhaliyeen labo gool oo deg deg ahaa.

 

Labadaasi gool ee lagala hormaray kooxda Hodan ayaa keentay in ay ka soo kabsan waayeen kooxda degamada Hodan, Waaberina ku guuleysato Finalka ciyaaraha gobolka Banaadir.

Ciyaartan oo xiiso badan laheyd isla markaana ay ka muuqatay nabad iyo nolol dheeraad ah ayaa  ayaa aheyd tii u horeysay ee la qabto xilli habeen ah muddo 30 sano, waxaana garoonka Koonis Stadium lagu dhajiyay nalal waa weyn oo garoonka oo dhan ifinayay. Tani oo ka dhigeysa isboortiga Soomaaliya mid ku taagan wado horumar leh.

RIIX HOOS KA DAAWO CIYAARTA FINALKA:

FINAL KOOBKA DEGMOOYINKA GOBALKA BANAADIR (HODAN VS WABRI)

FINAL KOOBKA DEGMOOYINKA GOBALKA BANAADIR (HODAN VS WABRI)

Posted by Astaan Sports on Friday, September 8, 2017

.

Readers Comments (0)



wararkii hore

AKHRISO:Taariikh Nololeedka Muuse Biixi Cabdi (Madaxweynaha-La-Doortay) ee Somaliland

November 21, 2017
Muuse Biixi Cabdi madaxweynaha la doortay ee Somaliland waxa uu ku dhashay tuulo yar oo ku taal galbeedka ...

WAR DEG DEG AH:Natiijada Doorashooyinka Soomaaliland oo la shaaciyay

November 21, 2017
Guddiga Doorashooyinka Somaliland ayaa ku dhawaaqay natiijada doorashadii Somaliland ka dhacday 13-kii November ee sanadkan 2017. Guddiga waxa ...

Maxaa ay Isku Afgarteen M/weyne Farmaajo iyo Sh. Maxamed Bin Zayed?

November 21, 2017
M/weyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Dhaxal Sugaha ismaamulka Abu-Dubai, ahna ku xigeenka taliyaha guud ee ciidamada qalabka sida ...