Wednesday, November 22nd, 2017
.

DAAWO:Fanaanka Axmed Cali Cigaal Oo Saacad Qaali Ah Looga Xaday Nairobi Iyo Nin La Qabtay oo War Naxdin Leh ku Jawaabay

Waxaa beryahan booqasho Bariga Afrika ku joogey fanaanka ruug cadaaga ah ee Axmed Cali Cigaal waxaana hoteelkii uu ku soo degay iyadoo la wada joogo ka dhacday naxdin iyo filanwaa…Axmed Gabar la socotay ayaa ku calaacashay in Saacadii Axmed la xaday???

Dadkii goobta joogey oo isugu jirey fanaaniin, abwaano, jilayaal iyo Saxafiyiin ayaa talo ku cadaatay balse Nin dadkii ka mid ah ayaa si hoose loola xisaabtamay balse nasiib darro ninkii ayaa cadeeyay arrinta muxuuse ku jawaabay? Ninkani ayaa isagu sheegtay in uu muddo fara badan ku dhibaateysnaa Nairobi isagoo haatan guriga kiradiisa lagu heysto!!! Walow Axmed Ka Qushuucay arrinta hadana weli Saacaddii waa la isku heystaa, waxaana laga joogi la’yahay gabdho hoosta ka walaaqaya aanooyin hore iyo arrimo qabiil salka la galay.

.

Readers Comments (0)



wararkii hore

AKHRISO:Taariikh Nololeedka Muuse Biixi Cabdi (Madaxweynaha-La-Doortay) ee Somaliland

November 21, 2017
Muuse Biixi Cabdi madaxweynaha la doortay ee Somaliland waxa uu ku dhashay tuulo yar oo ku taal galbeedka ...

WAR DEG DEG AH:Natiijada Doorashooyinka Soomaaliland oo la shaaciyay

November 21, 2017
Guddiga Doorashooyinka Somaliland ayaa ku dhawaaqay natiijada doorashadii Somaliland ka dhacday 13-kii November ee sanadkan 2017. Guddiga waxa ...

Maxaa ay Isku Afgarteen M/weyne Farmaajo iyo Sh. Maxamed Bin Zayed?

November 21, 2017
M/weyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Dhaxal Sugaha ismaamulka Abu-Dubai, ahna ku xigeenka taliyaha guud ee ciidamada qalabka sida ...