Thursday, September 21st, 2017
.

DAAWO:Fanaanada Farxiya Kabayare oo taageertay Dhiibista Qalbi dhagax Iyo Bulshada Ogaadeeniya Oo Axdi Ku Martay in ay Kabaha Ku Tuuri Doonaan Hadeey soo istaagto Masraxyada

Fanaanada Farxiya Kabayare ayaa fidno faraha la gashay kadib markii ay taageertay Dhiibista ninka la yiraahdo Qalbi-Dhagax oo la aaminsan yahay in uu ahaa hogaamiyihii ruuxiga ee ONLF isla markaana
Fanaanadda ayaa taageero la garab istaagtay ra’iisal wasaare Khayre oo ay isku reer yihiin iyadu.

Fanaanadda Farxiyo Kabayare ayaa iyadu saaxiibo badan oo dhinaca fanka ah ku laheyd bulshada Ogaadeeniya balse haatan xaalku Alamtara ayaa uu soo dhaafay waxaana dad aynu la xiriirnay ay sheegayaan in ay Farxiyo ku tuuri doonaan kabahooda kolka ay masraxa soo istaagto, arrintan oo fajaciso iyo anfariir gelisay fanaanadda Farxiyo Kabayare. Inkastoo fanaanadda xaalad adag soo foodsaartay hadana weli wax raaligelin ah kama aysan bixin arrintaan; hadalka Farxiyo ay ku taageertay dhiibista Qalbi-Dhagax ka daawo halka hoose.

RIIX KA DAAWO HALKA HOOSE

Shabakada Wardaye Online Nagala soo xiriir: Xafiiska Muqdisho, Email: Interpaj24@gmail.com
.

Readers Comments (0)



wararkii hore

DHAGEYSO:Madaxda Gobolka Banaadir Oo ka hadashay Qaraxyada ka dhaca gobolka Banaadir

September 20, 2017
Afhayeenka Maamulka gobolka Banaadir Cabdi fitaax Cumar Xalane oo kulanka faah faahin ka bixiyay ayaa sheegay in la ...

Maxkamad ku taalla Wadanka Holland oo Xukuntay Weriyaha Ruug-Cadaaga Daahir Calasow (AKHRI YAABKA)

September 20, 2017
Daahir Calasow oo ah Soomaali deggan dalka Holland ahna shakhsi inta badan dhaliya muran iyo dood (controversial person), ...

DHAGEYSO:Al-Shabaab Oo Kordhiyey Dilalka qorsheysan Iyo Mas’uuliyiin ay Saaka ku dileen Boondheere.

September 20, 2017
Sidoo kale waxa ay xaqiijisay in qaraxas uu ku geeriyooday Abuu Shiine oo watay xiligaas iyo dhaawaca qof ...