Wednesday, November 22nd, 2017
.

DAAWO:Abwaan Sangub Oo La Hadal Hayo In Amxaaro Raadineyso

 

Wararka la isla dhex marayo ayaa sheegaya in dowladda Itoobiya ay raadineyso halka uu ku sugan yahay abwaanka Soomaaliyeed ee Sangub. Lama Oga waxa keenaya in mar kale dib loo soo xusuusto qadiyadda dhulalka ka maqan Soomaaliya tan iyo intii gumeystuhu kala qeyb qeybiyey dalkaasi. balse waxa loo badinayaa in arrinta Qalbi Dhagax ay ka weyn tahay sida loo maleynayo.

Waxaa bogaga Social mediaha soo buuxdhaafinaya cabsi laga qabo in Dowladda Itoobiya u xuubsiibaneyso in ay dalbato abwaanka ruug cadaaga ah ee Sangub.

RIIX HALKA HOOSE KA DAAWO MUUQAAL

.

Readers Comments (0)



wararkii hore

AKHRISO:Taariikh Nololeedka Muuse Biixi Cabdi (Madaxweynaha-La-Doortay) ee Somaliland

November 21, 2017
Muuse Biixi Cabdi madaxweynaha la doortay ee Somaliland waxa uu ku dhashay tuulo yar oo ku taal galbeedka ...

WAR DEG DEG AH:Natiijada Doorashooyinka Soomaaliland oo la shaaciyay

November 21, 2017
Guddiga Doorashooyinka Somaliland ayaa ku dhawaaqay natiijada doorashadii Somaliland ka dhacday 13-kii November ee sanadkan 2017. Guddiga waxa ...

Maxaa ay Isku Afgarteen M/weyne Farmaajo iyo Sh. Maxamed Bin Zayed?

November 21, 2017
M/weyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Dhaxal Sugaha ismaamulka Abu-Dubai, ahna ku xigeenka taliyaha guud ee ciidamada qalabka sida ...