Thursday, September 21st, 2017
.

Banaabax looga soo horjeedo Xariga Qalbi Dhagax oo ka dhacay London+Sawiro

Qaar ka mid ah Soomaalida Ku nool Magaalada London ee Caasimadda Britain ayaa dhigay Banaanbax ballaaran oo ay k asoo horjeedaan dhiibitaanka Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbi Dhagax loo gudbiyey wadanka Itoobiya.

Soomaalida ayaa ku hor banaanbaxay Safaaradda dowladda Itoobiya ee ku taalla Magaalada London. Waxa ay wateen Boorar ay ku qoran yihiin Erayo looga soo horjeedo go’aanka dowladda federaalka ah ee Soomaaliya.

SAWIRADA BANAANBAXA INGIRIISKA:

Shabakada Wardaye Online Nagala soo xiriir: Xafiiska Muqdisho, Email: Interpaj24@gmail.com
.

Readers Comments (0)



wararkii hore

DHAGEYSO:Madaxda Gobolka Banaadir Oo ka hadashay Qaraxyada ka dhaca gobolka Banaadir

September 20, 2017
Afhayeenka Maamulka gobolka Banaadir Cabdi fitaax Cumar Xalane oo kulanka faah faahin ka bixiyay ayaa sheegay in la ...

Maxkamad ku taalla Wadanka Holland oo Xukuntay Weriyaha Ruug-Cadaaga Daahir Calasow (AKHRI YAABKA)

September 20, 2017
Daahir Calasow oo ah Soomaali deggan dalka Holland ahna shakhsi inta badan dhaliya muran iyo dood (controversial person), ...

DHAGEYSO:Al-Shabaab Oo Kordhiyey Dilalka qorsheysan Iyo Mas’uuliyiin ay Saaka ku dileen Boondheere.

September 20, 2017
Sidoo kale waxa ay xaqiijisay in qaraxas uu ku geeriyooday Abuu Shiine oo watay xiligaas iyo dhaawaca qof ...