Monday, July 24th, 2017
.

DHEGAYSO WACDI UU JEEDINAYO SHEEKH CALI DHEERE: Qaabkee ayaa loo Diley SHEEKH CALI DHEERE, Maxayse ku Jawaabeen Al-Shabaab???

War ay daabacday wakaaladda SOFREP ayaa ay ku sheegtay in ay heshey xog gaar u ah oo sheegaysa in la diley afhayeenkii ururka al-Shabaab Cali Maxamuud Raage oo la yaqaaney Cali Dheere.

Habeenkii Arbacada ayaa ciidamo Maraykan ah iyo kuwa Gaashaan ee sida gaarka ah u tababaran weerar ku qaadeen Tuulada Kuunya Barrow oo ka tirsan gobolka Shabeelada Hoose. Weerarkan waxaa xaqiijiyey ciidamada Maraykanka, sidoo kale waxaa xaqiijiyey warbaahinta ururka al-Shabaab oo sheegtay in ay iska difaaceen.

Cajaladdan Sheekh Cali Dheere waa uu wacdinayaa, Riix linkiga hoose dhegayso muxaadarada.

HALKAN RIIX SI AAD U DAAWATO

SOFREP ayaa sheegtey in loo xaqiijiyey dilka Cali Dheere afhayeenkii al-Shabaab laakiin ma aysan sheegin cidda ay ka soo xigatey. Ma jiro wax war ah oo ka soo abxay al-Shabaab, mana jirto cid kale oo xaqiijin karta dilka Cali Dheere ee SOFREP ay sheegtay.

hhh

Nagala soo xiriir: Interpaj24@gmail.com
.

Readers Comments (0)



wararkii hore

Geelle Xaaf: “Walaalahay Ahlu-Sunna Waa in ay Xabadda ka Joojiyaan Rayidka Abaaruhu Hayaan..”

July 24, 2017
Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf  ayaa sheegay in ciidanka maamulkiisa aanu ka qeybqaadan dagaalladii ka dhacay ...

Maxaa kala heysta M/weyne Farmaajo iyo Ganacsatada Taakuleysa Kooxda Al-Shabaab??

July 24, 2017
Wararka la isla dhex marayo ayaa sheegaya in ganacsatada Soomaaliya ay hor tegi doonaan Farmaajo. Xogta ayaa sheegaysa ...

DAAWO:Muslimiinta Iyo Yahuuda oo isaga horyimid Masjidul Aqsa iyo Dhagaxaanta oo Sida Roobka!!!

July 22, 2017
DAAWO:Muslimiinta Iyo Yahuuda oo isaga horyimid Masjidul Aqsa iyo Dhagaxaanta oo Sida Roobka!!!