Monday, July 24th, 2017
.

Timirta oo la ogaadey waxa ay ka sameysantahay+faaiidooyin cajiib ah..

1-Timirtu Waxay hoos u dhigtaa Kolistrolka dhiiga, waxayna ka badbaadisaa qofka in xididadiisu adkaadaan, iyadoo ay ku jirto maadada ALBAKTIIN la yidhaahdo

2.sidokale Ilkaha waxay ka ilaalisa suuska iyadoo ay ku jirto maadada FALOORKA la yiraahdo

  1. Waxay ka ilaalisaa maqaarka sunta iyadoo ay ku jirto madooyinka kala ah CALCIUM, FOOSFOR iyo VITAMIN A
  2. Timirtu Waxay daaweysaa dhiig yarida, (anemia) waxaana ku jira Vitamin B2
  3. Waxay daaweysaa timirtu lafa jilayca iyadoo ay ku jirto Calcium, Foosforiyo Vitamin A
  4. Waxa ay u furtaa dadka cuntada, xusuus yaridana way daaweysaa iyadoo ay ku jirto Bootaasiyom
  5. Tabar darida guud bay daaweysaa iyo wadna garaaca iyadoo ay ku jirto timirta Macnisium iyo Naxaas
  6. Waxay daawo u tahay romatisamka iyadoo ay ku jirto maadada Boroon la yidhaahdo.
  7. Waxay ka hortagtaa kansarka iyadoo uu ku jiro maadada silinyam, waxaana la sheegay in dadka dega meelaha timirtu ka baxdo, in aanay aqoon cudurka kansarka
Nagala soo xiriir: Interpaj24@gmail.com
.

Readers Comments (0)



wararkii hore

Geelle Xaaf: “Walaalahay Ahlu-Sunna Waa in ay Xabadda ka Joojiyaan Rayidka Abaaruhu Hayaan..”

July 24, 2017
Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf  ayaa sheegay in ciidanka maamulkiisa aanu ka qeybqaadan dagaalladii ka dhacay ...

Maxaa kala heysta M/weyne Farmaajo iyo Ganacsatada Taakuleysa Kooxda Al-Shabaab??

July 24, 2017
Wararka la isla dhex marayo ayaa sheegaya in ganacsatada Soomaaliya ay hor tegi doonaan Farmaajo. Xogta ayaa sheegaysa ...

DAAWO:Muslimiinta Iyo Yahuuda oo isaga horyimid Masjidul Aqsa iyo Dhagaxaanta oo Sida Roobka!!!

July 22, 2017
DAAWO:Muslimiinta Iyo Yahuuda oo isaga horyimid Masjidul Aqsa iyo Dhagaxaanta oo Sida Roobka!!!