Thursday, September 21st, 2017
.

DAAWO:Sweden oo Qoysas Soomaaliyeed Carruurtoodii Xoog looga Qaadanayo

Wararka naga soo gaaraya dalka Sweden ayaa sheegaya in uu socdo olole dadka waalidiinta ah gaar ahaan Soomaalida carruurtooda si xoog ah loogala wareegayo.

Wadammada Yurub ayaa carruurta xoog looga qaadaa Soomaalida, waxaa Soomaalida dhinacooda lagu eedeeyaa in ay ku liitaan xuquuqda ilmaha yar yar.

RIIX HALKAN KA DAAWO

Shabakada Wardaye Online Nagala soo xiriir: Xafiiska Muqdisho, Email: Interpaj24@gmail.com
.

Readers Comments (0)



wararkii hore

DHAGEYSO:Madaxda Gobolka Banaadir Oo ka hadashay Qaraxyada ka dhaca gobolka Banaadir

September 20, 2017
Afhayeenka Maamulka gobolka Banaadir Cabdi fitaax Cumar Xalane oo kulanka faah faahin ka bixiyay ayaa sheegay in la ...

Maxkamad ku taalla Wadanka Holland oo Xukuntay Weriyaha Ruug-Cadaaga Daahir Calasow (AKHRI YAABKA)

September 20, 2017
Daahir Calasow oo ah Soomaali deggan dalka Holland ahna shakhsi inta badan dhaliya muran iyo dood (controversial person), ...

DHAGEYSO:Al-Shabaab Oo Kordhiyey Dilalka qorsheysan Iyo Mas’uuliyiin ay Saaka ku dileen Boondheere.

September 20, 2017
Sidoo kale waxa ay xaqiijisay in qaraxas uu ku geeriyooday Abuu Shiine oo watay xiligaas iyo dhaawaca qof ...