Wednesday, November 22nd, 2017
.

DAAWO:Madaxweyne isagoo qudbeynayo Tuqsi Afka u galay+Calaashadey horena u sii liqay si uu naftiisa u badbaadiyo…

Naxdin ayaa hal mar dhacday kadib markii madaxweynaha wadanka Costa Rica Mr.Luis Guillermo oo isaga oo qudbeynaya afka u galay duqsi/tixsi duulaya.

Madaxweyne Guillermo ayaa ka war helay khatarta soo foodsaartay isagoo markiiba gaaray go’aan deg deg ah oo uu naftiisa ku badbaadinayo.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA

Cayayaanka si xowli ah u haadayay kaasi oo afka u galay isaguna horay intuu calashaday oo caloosha u sii diray.

.

Readers Comments (0)



wararkii hore

AKHRISO:Taariikh Nololeedka Muuse Biixi Cabdi (Madaxweynaha-La-Doortay) ee Somaliland

November 21, 2017
Muuse Biixi Cabdi madaxweynaha la doortay ee Somaliland waxa uu ku dhashay tuulo yar oo ku taal galbeedka ...

WAR DEG DEG AH:Natiijada Doorashooyinka Soomaaliland oo la shaaciyay

November 21, 2017
Guddiga Doorashooyinka Somaliland ayaa ku dhawaaqay natiijada doorashadii Somaliland ka dhacday 13-kii November ee sanadkan 2017. Guddiga waxa ...

Maxaa ay Isku Afgarteen M/weyne Farmaajo iyo Sh. Maxamed Bin Zayed?

November 21, 2017
M/weyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Dhaxal Sugaha ismaamulka Abu-Dubai, ahna ku xigeenka taliyaha guud ee ciidamada qalabka sida ...