Wednesday, November 22nd, 2017
.

DAAWO: Soo Kicitaankii -Boqorkii Genghis Khan – BBC Documentary

Waa Dokumentari laga diyaariyey soo bixitaankii dagaalyahankii reer Mongooliya ee Genghis Khan.

Genghis Khan ayaa ahaa dagaalyahan khatar ah kaasi oo ka talinayey imbaraadooriyad ka jirtey dhulka Mongooliya ee Qaaradda Eeshiya.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

.

Readers Comments (0)



wararkii hore

AKHRISO:Taariikh Nololeedka Muuse Biixi Cabdi (Madaxweynaha-La-Doortay) ee Somaliland

November 21, 2017
Muuse Biixi Cabdi madaxweynaha la doortay ee Somaliland waxa uu ku dhashay tuulo yar oo ku taal galbeedka ...

WAR DEG DEG AH:Natiijada Doorashooyinka Soomaaliland oo la shaaciyay

November 21, 2017
Guddiga Doorashooyinka Somaliland ayaa ku dhawaaqay natiijada doorashadii Somaliland ka dhacday 13-kii November ee sanadkan 2017. Guddiga waxa ...

Maxaa ay Isku Afgarteen M/weyne Farmaajo iyo Sh. Maxamed Bin Zayed?

November 21, 2017
M/weyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Dhaxal Sugaha ismaamulka Abu-Dubai, ahna ku xigeenka taliyaha guud ee ciidamada qalabka sida ...