Saturday, August 19th, 2017
.

DAAWO SAWIRO:Dadkii Diley Wasiir Siraaji oo la Xukumay..

Dowladda ayaa xukun ku qaaday dadkii diley Wasiirkii wasaaradda Howlaha Guud iyo dib udhiska Xukumada Soomaaliya Marxuum Cabaas Shiikh Siraaji.

Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqay go’aankii ay Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ka gaartay ciidankii dilka u geestay Marxuum Cabaas Shiikh Siraaji.

Nagala soo xiriir: Interpaj24@gmail.com
.

Readers Comments (0)



wararkii hore

DHAGEYSO:Madaxtooyada Somaliland oo ka Warbixisay Safarka Siilaanyo ee Imaaraadka

August 19, 2017
Axmed Maxamed Maxamuud siilaanyo,Madaxweynaha Maamulka Soomaaliland iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta ka duulay Garoonka Diyaaradaha Cigaal ee ...

DAAWO: VOA oo Barnaamij qurux badan ka Diyaarisay Gabar Soomaaliyeed oo beer ku qodata Mareykanka

August 19, 2017
DAAWO VOA da oo Barnaamij qurux badan ka sameysay gabar Soomaaliyeed oo beer falato ku ah dalka Mareykanka, ...

DHAGEYSO:Cali Cosoble oo Ugu Dambeyn Qiray in Xilkii Si Toos ah Looga Qaaday Kuna Calaacalay “RW Kheyre Ayaa I riday, Hawiye Ayaa Iga Takhalusay”

August 19, 2017
M/weynihii hore ee HirShabeelle ayaa eedeeyn kulul u jeediyey ra'iisul wasaaraha Soomaaliya mudane Kheyre, Cosoble ayaa sheegay in ...