Saturday, May 27th, 2017
.

DAAWO: Hamdi Yar Oo Iska Dhicisay Faysal Cali Waraabe”Hadaan Isaaq ahay macnaheedu kama dhigna inaan noqdo cunsuri Somali cuqdad u haya

Hamdi Yar ayaa dhulka ku jiiddey Gudoomiyaha Xisbiga  UCID faysal cali waraabe kaasi oo dhowaan sheegay in lacaayo oo la fadeexadeeyo fanaaniin ay kamid tahay Hamda Yar iyo Yurub Geenyo oo Xamar ku sugan kuwaaso u sheegay in ay dafireen wixii la odhan jiray Somaliland.

Hadaba Hamdi yar oo si cajiib ah ugu jawaabtay faysal cali waraabe qoraal ay soo dhigtay Bartay Ku leedahay FB ayaa ku tidhi sidan””Hadaan isaaq ahay macnaheedu kama dhigna inaan qasab cunsuri noqdo Somali cuqdad u haya😊 qasabna maaha dadka qaar aan isku reer nahay inaan la aragti ahaado😍 qof walba naftiisa wa u xor ana xor ayaan ahay😉

Somaliland ma necbi o waa ciidi awoowohay wanan jecelahay kuna laaban doona xiligaan doono se anigu Xamda ahaan waxaan aaminsanahay dhulka Somalidu gumeysiga ka hor inuu hal ahaa Halna noqon doono maalin maalmaha ka mid ah ha fogaato intay doonte Meel waloo dhulkaa ka mid ahoon tagona aanan marti ku ahaynse aan joogo wadankayga

Nagala soo xiriir: Interpaj24@gmail.com
.

Readers Comments (0)



wararkii hore

DAAWO:2 Haween ah oo lagu gowracay Yaaq-Bari Weyne, Sh/Hoose..

May 26, 2017
Taliyaha Saldhigga Degmada Walaweyn ee Gobolka Shabellaha Hoose Maxamed C/llaahi Xasan ayaa sheegay in Labo Haweena la gowracay. Haweenkan ...

M/weyne Siilaanyo oo sir Culusi ka fakatay: “Inagaa ugu Talo Galnay in Soomaali Burburto..Maxay Is-moodeen DAAWO VIDEO”

May 26, 2017
M/weyne Siilaanyo oo sir Culusi ka fakatay: "Inagaa ugu Talo Galnay in Soomaali Burburto..Maxay Is-moodeen  DAAWO VIDEO" HALKAN RIIX ...

DHEGAYSO:Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) oo sheegay in Maamulkiisa uu isaga filan yahay dagaalka Daacish iyo Al-Shabaab.

May 26, 2017
M/weynaha maamulka Puntland ayaa sheegay in Puntland ay jebisay Kooxaha Daacish ee degaanada Puntland weerarka ku soo qaaday. Sidoo ...